Yedi İklim Turkish E-buug

Yedi İklim Turkish E-buug

Yazıcı-dostu sürüm

Buugga Dhaqan-galka E-buug

Waxaa si cilmiyaysan loo xaqiijiyey in ardaydu ku guuleystaan waxbarasho joogto ah oo wax ku ool ah iyadoo loo marayo baridda luuqadda farsamada lagu taageero. Si taas loo gaadho, E-buuga  waxaa uu kamidyahay barnaamijyo lagu taageeraayo xoojinta wax barashada. Machadka Yunus Emre, ayaa horumariyay cajalado maqal ah, iyo kuwa muuqaal ah. İlaa iyo 2014, kuna dabaqaday waxbarasha  E-buuga jiilka cusub waxaa loogu talagay qalab casri ah oo loogu barayo luuqada Turkiga dadka ajnabiga ah, ayaa loo diyaariyay heerarka A1, A2, B1, B2, C1.

 

Iibka: 0 312 309 11 88 / 1059
E-Posta: hacer.afsar@yee.org.tr

 

 

DodatakDimenzije
Yedi İklim Turkish E-buug75.28 MB